Caawin

Su'aalaha la iska weydiiyo ee ka hortagga Coronavirus

Muxuu Dugsiga Ohio Digital Learning (ODLS) kula talinayaa inaan sameeyo si aan uga ilaaliyo ardaygayga iyo qoyskayga caabuqa coronavirus?

Adiga oo kale, ODLS iyo K12 waxay ka walaacsan yihiin cudurka faafa ee coronavirus 2019 (COVID-19). Si loo ilaaliyo qoyskaaga loogana hortago faafitaanka fayraska, K12 waxa ay si adag ugu talinaysaa in la raaco tilmaamaha Xarunta Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC), kuwaas oo qaarkood hoos lagu sharaxay:

Waa kuwan qaar ka mid ah xiriiriyeyaasha CDC ee waxtarka leh: